Home Wararka Dibadda Ilhaan Cumar oo Markale Guul Ka Gaartay hortayaan Xisbiga Jamhuuriga.

Ilhaan Cumar oo Markale Guul Ka Gaartay hortayaan Xisbiga Jamhuuriga.

154
0

Arbaco 10-ka August 2022, (Minnesota-xog-ogaal) Ilhaan Cumar iyo ugu yaran saddex musharax oo kale oo Soomaali ah ayaa kusoo baxay doorashada horudhaca ah xisbiga Dimuqraadiga ah ee gobolka Minnesota, kaddib markii ay kasoo adkaadeen musharraxiintii kale ee la tartamayay, iyaga oo isku diyarinaya doorashada ay kaga hortayaan Xisbiga Jamhuuriga.

Senator Cumar Faatax ayaa dib u helay kalsoonida xisbigiisa. Zainab Mohamed ayaa iyana kusoo baxday doorashadii kurisga Aqalka sare ee Gobolka Minnesota, halka Samakaab Hussein uu iska ku guuleystay doorashada tartanka xildhibaan Aqalka hoose ah, si kastaba, Ilhaan iyo saddexda musharrax ee kale ee Soomaalida ee guuleystay ayaa haatan isku diyarinaya doorasho adag oo ay kaga hortegayaan xubnaha isbiga Jamhuuriga.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.