Home Authors Posts by Xog Ogaal

Xog Ogaal

3016 POSTS 0 COMMENTS

Mucaaradka Kenya oo sheegay inay sii wadi doonaan mudaaharaadyada

Sabti 25-ta Maarso 2023, (Nariobi-xog-ogaal) Mucaaradka Kenya ayaa wali ku adkaysanaya inay sii wadi doonaan mudaharaadyada ay uga soo horjeedaan dowladda dalkaas ee uu...

Degmada Baardheere ayaa waxaa ku ku geeriyooday 14 qof...

Sabti 25-ta Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Ku dhawaad 14 qof ayaa ku dhintay kumanaan kalena way ku barakaceen, hantina way ku burburtay daadad ka dhashay...

Dowladda Talyaaniga oo Dowladda Federaalka ku wareejisay gawaari Ciidan.

Arbaco 22-da Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal)  Dowladda talyaaniga ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya maanta ku wareejisay gawaari ciidan oo xabaddu karin, kuwaasi oo ay ugu deeqday...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Amiirka Magaalada Riyaad……

Arbaco 22-ka Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale  ayaa kulan la qaatay Amiirka Magaalada Riyaad ee Caasimadda...

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo isku shaandheyn iyo Magacaabis sameeyay….

Arbaco 22-da Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Macalin Mahdi ayaa Isku shaadheyn ku sameeyay Taliska qaybta guud...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii ka dhacay Sabeellaha Dhexe

Talaado 21-ka Maarso 2023, (Jowhar-xog-ogaal) Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar qarax ku billaawday oo saaka Waaberigii hore ay Al-Shabaab...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saxiixay 8 sharci oo muhiim ah

Talaado 21-da Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad ka qabsoomtay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya waxa uu ku saxiixay ilaa...

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada Libya oo dib loogu soo...

Isniin 20-ka 2023, (Liibiya-xog-ogaal) 11 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku dhibaataysnaa xabsiyada dalka Libya ayaa maanta dib loogusoo celiyay Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho,...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay Xeer-nidaamiye ku saabsan Ajuurada Garsoorka

Axad 19-ka Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Wasaaradda Maaliyadda oo kaashaneysa hoggaanka Hey’addaha Garsoorka ayaa xeer ka soo saartay Ajuurada (Lacagaha) laga qaadaayo adeegyada Maxkamaddaha iyo...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirka dalka Talyaaniga?

Axad 19-ka Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta...

LATEST NEWS