Home Wararka Gudaha Koonfur Galbeed oo shaqo joojin ku sameeysay Mas’uul

Koonfur Galbeed oo shaqo joojin ku sameeysay Mas’uul

247
0

Wasiirka Wasaraadda Arrimaha Gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed Abuukar Cabdi ayaa shaqo joojin ku sameeayay mid ka mid ah masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya.

Wasiirka ayaa shaqada ka joojiyay  Xoghayaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Risaaq Xasan Gaaboow, waxaana xoghayaha uu u soo jeediayy eedeymo kala duwan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka shaqa joojin

 

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.