Home Wararka Gudaha Xildhibaan Sakariye: Farmaajo waxaan ka haray markii uu It-oobiya u dhiibay sarkaal...

Xildhibaan Sakariye: Farmaajo waxaan ka haray markii uu It-oobiya u dhiibay sarkaal xoogga

108
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Xildhibaanka baarlam-aankii 10-aad ee federaalka Sakariye Maxamu-ud Xaaji Cabdi ayaa si weyn u dhaliilay mada-xweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/lahi Farmaajo oo uu hore u taageeri jiray, wu-xuu sheegay in faragelintii Itoobiya ee uu qarx-iyey doorashadii 2017 uu ka faa’iideystay Farm-aajo, balse isagu kaliya ujeedkiisu ahaa inay meesha ka baxdo faragelintii qaawaneyd ee Itoobiyaanka ku haysey siyaasadda Soomaaliya.

“Farmaajo waxaan ka leexday maalintii uu Nin Soomali ah oo sarkaal xoogga dalka ah u diibay Itoobiya, waa jiraan dad qabiil ahaan iigu riixaya laakiin aan is weydiiyo Farmaajo 5 sano ayuuu xilka joogay, dalkan markii uu yimid xagee joo-gay, haddase xagee ayuu geeyay?” ayuu yiri Zakariye oo wareysi siiyay Kalsan TV.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.