Home Wararka Gudaha Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada oo qabatay cabasho ka dhan ah Madaxdii hore...

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada oo qabatay cabasho ka dhan ah Madaxdii hore ee NISA

140
0

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa Qabatay Gal Dacwadeed ka dhan ah Agaasimihii hore ee Hey,adda Nabad Sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin iyo Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banadir Yaasiin Farey iyo Abdulaahi Kulane oo kamid ah Saraakiisha NISA.

Dacwaddaan ayaa waxaa gudbiyay Ehelada Ikraan Tahliil Faarax oo taliska NISA lagu dhex waayay.

Waxa ku xusan warqaddaan in saraakiisha ciidanka NISA ay Ikraan uga yeereen dalka dibadiisa.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.