Home Wararka Gudaha Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Wadanka Jabuuti

Xasan Sheekh iyo Muuse Biixi oo ku kulmay Wadanka Jabuuti

13
0

Khamiis 28-da December 2023, (Mogadisho-xog-ogaal) Wada-hadalladii u dhaxeeyey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa dib uga billowday dalka Jabuuti, halkaasi oo ay ku sugan yihiin madaxda labada dhinac, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixin Cabdi ayaa maanta ku kulmay madaxtooyada Jabuuti, oo uu ku mart-geliyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.