Home Wararka Gudaha Xasan Sheekh iyo Deni oo si wadajir ah xarriga uga jaray Dekeda...

Xasan Sheekh iyo Deni oo si wadajir ah xarriga uga jaray Dekeda Garacad.

103
0

Sabti 22-da October 2022, (Garacad-xog-ogaal) Dekeda Garacad oo sanado ka hor lagu dhisay mashruucii u horreeyay isku tashi ah oo Soomaali leedahay ayaa maanta wajigiisa koowaad xarigga laga jaray, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Puntland Saciid Deni, Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustaf Cagjar iyo Mas’uuliyiin ka kala socota dalalka Gobolka ayaa ka qeyb galay Munaasabadda lagu furay Dekedan.

Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga ka jaray wajiga koowaad ee dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug.

xasan sheekh iyo deni oo wadajir xarriga uga jaray dekeda garacad.xasan sheekh iyo deni oo wadajir xarriga uga jaray dekeda garacad.xasan sheekh iyo deni oo wadajir xarriga uga jaray dekeda garacad.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.