Home Wararka Gudaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galay dalka Masar.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo shir uga qeyb galay dalka Masar.

133
0

Khamiis 8-da September 2022, (Qaahira-xog-ogaal) Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruse ayaa ka qeyb galay shirka 158aad ee Wasiirada Arrimaha Dibadda Jaamaca Carabta oo ka dhacay magaalada Qaahira, shirkan ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga dowladaha Carabta iyo arrimaha hadda taagan ee dhinacyada Siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.

Arrimaha Soomaaliya ayaa la iskula soo qaaday sidii garab looga siin lahaa wax ka qabashada abaaraha iyo amniga, wasiir Huruuse waxaa la laga rajeynayaa inuu la kulmo wasiirada ka socda dalalka Carabta oo uu kala hadlo xiriirkooda Soomaaliya iyo sidii ay taageero uga geysan lahaayeen dhinacyada gurmadka abaarta iyo amaniga.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.