Home Wararka Gudaha Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Colaada gobolka Galgaduud

Wasaarada Amniga Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Colaada gobolka Galgaduud

1
0

Axad 9-ka June 2024, (Mogadishu-xog-ogaal) Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda  ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Laandheer ee waqooyiga Galgalduud, waxayna laamaha ammaanka Dawlada Federaalka Soomaaliya  iyo Maamulka Galmudug fartay in laga hortago shaqaaqooyinka iyo xasaradaha soo cusboonaaday.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.