Home Wararka Gudaha Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo la keenay Muqdishu

Wariyeyaashii ku dhaawacmay qaraxii shalay oo la keenay Muqdishu

140
0

Talaado 28-da June 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho diyaarad looga soo dajiyay dhaawacyada Wariyaashii shalay wax yeelada ka soo gaartay qarax miino oo lala eegtay kolonyo ay la socdeen , xilli ay marayeen duleedka degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, wararka aan helay ayaa sheegaya in xaaladda Wariyaasha ay hadda tahay mid ka wanaagsan sidii hore, iyada oo la Dhigay mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hore ugu balanqaaday wariyaasha in ay heli doonaan baxnaano caafimaad oo aad u Wanaagsan kaas oo maanta u bilowday Fulintiisa.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.