Home Wararka Gudaha Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii ka dhacay Sabeellaha Dhexe

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay weerarkii ka dhacay Sabeellaha Dhexe

28
0

Talaado 21-ka Maarso 2023, (Jowhar-xog-ogaal) Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerar qarax ku billaawday oo saaka Waaberigii hore ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka kuleeyihiin degaanka Daarul-Nimca oo hoostaga degmada Runil-good ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, weerarka kadib waxaa xigay dagaal toos ahaa oo dhexmaray Ciidamada dowladda iyo kuwa degaanka oo dhinac ahaa iyo Al-Shabaab, kaas oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dadka kudhintay weerarkaas ay kamid yihiin Askar katirsan Ciidamada oo ay amid yihiin rag Magacyadooda lagu sheegay Cabdi shabad iyo Cali Duud Qaanse iyo sidoo kale Nabaddoon Cali Xasan Maqubeeyste, saraakiil katirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay inay iska difaacee weerarkii kaga yimid Al-Shabaab, isla markaana khasaaro xoogan ay ku gaarsiiyeen dagaalka, halka Al-Shabaab dhankooda ay sheegteen inay weerarka kudileen 20 Askari wallow aysan jirin dad madax bannaan oo xaqiijinaya sheegashadaas.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.