Home Wararka Gudaha Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka Ah.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Oo Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka Ah.

116
0

Talaado 15-ka Maarso, (Baydhabo-xog-ogaal) Taliyaha ciidanka asluubta Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan, ayaa maanta loo doortay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 11-aad kadib doorasho goordhow ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, jeneraal Mahad ayaa ku soo baxay doorashada kursiga sumadiisu tahay  HOP#172, iyadoo booskan uu hore ugu fadhiyay Cali Caddow Maxamed.

Taliye Mahad C/raxmaan ayaa ku biiraya liiska saraakiil ciidan oo hore u soo qaadatay kuraas xildhibaan oo ay kamid yihiin; Saadaq Joon, Bashiir Ameeriko, Fahad Yaasiin, Yaasiin Fareey, Kulane Jiis iyo Jacfar, Iyadoo Jeneraal Mahad uu nqoday sarkaal ugu sareeya ee xil haatan haya ee xildhibaan noqda.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.