Home Wararka Gudaha Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo la magacaabay

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo la magacaabay

146
0

Talaado 1-ka October 2022, (Mogadishu-xog-ogaal)Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa maanta Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo fadhiyada hoos yimaadda u magacaabay Col. Mahdi Cumar Muumin oo ku magac dheer Macallin Mahdi.

Col. Mahdi oo ah sarkaal dhalinyaro ah ayaa soo noqday taliyaha Nabad-sugida Galmudug, wuxuuna dhawaan ku dhawaacmay dagaal Al-shabaab lagula galay deegaanka Cada-kibir ee duleedka magaalada Cadaado.

Macallin Mahdi ayaa la hadal yahay in xilkan loo magacaabo tan iyo markii la dilay Taliyihii hore ee Booliiska Gobolka Banaadir Gen. Farxaan Maxamuud Aaden (Farxaan Qaroole) oo ay isku deegaan ka soo jeedeen.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.