Home Wararka Gudaha Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo isku shaandheyn iyo Magacaabis sameeyay….

Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir oo isku shaandheyn iyo Magacaabis sameeyay….

155
0

Arbaco 22-da Maarso 2023, (Muqdisho-xog-ogaal) Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Macalin Mahdi ayaa Isku shaadheyn ku sameeyay Taliska qaybta guud ee Booliska gobolka Banaadir, taliyaha qaybta Galbeed ayaa loo magacaabay G/G/lle Mooshin, Qaybta Bari Waxaa loo magacaabay Macallin Aadan, halka waliyow Cadde loo magacaabay G/lle Daa’uud Caraale.

Waxaa sidoo kale jira Saldhigyo la isku bedelay kuwaasoo kala ah;

Saldhiga kaaraan, ayaa loo bedelay Dharkaynley, taliyaha saldhiga Dharkaynley Waxaa loo bedelay Cabdicasiis, taliyaha saldhiga Cabdicasiis Waxaa loo bedelay saldhiga Waaberi, taliyaha saldhiga Shibis Waxaa loo bedelay Yaaqshiid, xamar weyne ayaa loo magacaabay Taliye cusub , halka xamar Jajabna loo magacaabay taliye cusub.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.