Home Wararka Gudaha Taliyaha Boliiska Puntland ayaa Magacaabay Taliyaal Saldhigyada Booliska.

Taliyaha Boliiska Puntland ayaa Magacaabay Taliyaal Saldhigyada Booliska.

166
0

Sabti 16-ka July 2022, (Garoowe-xog-ogal) Taliyaha Booliiska Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland.

1. Taliyaha Saldhiga Galbeed ee Garoowe ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Axmed Cali Shire.

2. Taliyaha Saldhiga bartamaha Garoowe ayaa loo magacaabay Dhamme Mahad Axmed Maxamuud.

3. Taliyaha Saldhiga degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ayaa loo magacaabay Dhamme Cabsirashiid Muuse Biriir.

4. Taliyaha Saldhiga degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal ayaa loo magacaabay Laba Xiddigle Cabdicasiis Faarax Axmed.

5. Taliyaha Saldhiga degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle Cabdiraxmaan Salaad Guul.

6. Taliyaha Saldhiga degmada Qandala ee Gobolka Bari ayaa loo magacaabay Xiddigle

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.