Home Wararka Gudaha Siciid Deni: Annagu ma rabno dhaqankii kacaanka ee waxaan rabnaa bulsho kala...

Siciid Deni: Annagu ma rabno dhaqankii kacaanka ee waxaan rabnaa bulsho kala ra’yi ah oo

55
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in xuku-umadda uu hoggaamiyo aysan dooneyn inay Puntland ku maamusho dhaqan lamid ah kii dowladdii kacaanka ee uu hoggaamin jiray Jaalle Maxamed Siyaad Barre, Siciid Deni oo ka hadlayay munaasabad uu ku daah-furayay Guddiga Sare ee Warbaahinta Puntland ayaa xusay in ay doonayaan bulsho kala aragti duw-an, oo aan aheyn hal xisbi, balse ku mideysan dhismaha dowladnimada iyo ilaalinta shuruucda.

Sidoo kale, Waxa uu sheegay Madaxweyne Deni in Soomaaliya ay tahay dal burburay oo hada dhisma-ya, lagana doonayo inay wajahaan dadku xaqiiqad-iisa, isaga oo ugu baaqay saxafiyiinta inay ka dheera-adaan wax walba oo dhibaato u geysan kara dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here