Home Wararka Gudaha Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo ku dhawaaqay shaqo joojin

Shirkaddaha Diyaaraddaha ee dalka oo ku dhawaaqay shaqo joojin

66
0

Sabti 18-da June 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka, guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha.

Maamulka diyaardaha ayaa sheegay in hay’adda duulista rayadka ay ku guul dareysteen xaqiijinta amniga garoomada.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.