Macaamiisha la abaalmariyay ayaa kala joogo guudahaan gobolada dalka & degmooyin ay ka mid yihiin Bardaale, Balan-bale, Guri-ceel ,Hodan, Ceelashabiyaha, Jilib, Aadan-yabaal Sablaale waxa ay ku guuleysteen hadiyado ay ka mid-yihiinbajaajyo, laptops, Gasaalado, fridges, tv Screens, Ipads,Edahab Cash,Dahab &Hadiyado dhowr ah.
Munaasabada macaamiisha lagu abaalmarinayay todobaadkii7aad ayaa waxaa goob-joog ka ahaa mudanayaal ka tirsan mas’uuliyiin ka kala socday ururada bulshada ,jaamacadaha, ururada haweenka & shaqsiyaad caan ah anoo si wadajir ah u abaalnariyay guuleysatayaasha todobaadka7aad, dhamaan mas’uuliyiinta munaasabada Ka hadashay ayaa si wadajir ah u bogaadiyay Shirkadda Somtel & Sida ay xiligasaartay in ay bulshada soomaaliyeed ku celiso daqligii yaraa ay macaamiiisha ka heshay shirkaddan waa talaabo ku dayasho mudan oo mudan in la dhiirageliyo.
Ugu horeynta waxaa munaasbada ka hadlay Madaxa suuqgeynta somtel Mudane:Axmed Ciise Xaaji oo ku tilmaamay ololaha an ku shubo oo guuleyso inuu yahay mid dhaxal gal ah
“ Waxaan bogaadinayaa Macaamiisha guuleystay kuwa kale waxaan u rajeeynayaa in ay sameeyaan kushubasho Sidaan oo kale loo abaalmariyo waa barnamij u furan dhamaan umada soomaliyeed ee ku nool koonfurta & bartamaha Soomaaliya Waxaago casho toganoodareen leh igu reebay Maamada ku guuleysatay Gaariga Hyndaiooaheyd Mamo beeraleey dan yar ah Muujisay Inay aad baahi uga uqabto Hadiyadaan Lama fIlaanka ay kuheshay”
WaxaaSidoo kale Munaasabada ka hadklayMadaxa Waaxda Gnacsiga SomtelMudane:C/laahi Cali Caamirookutilmaamayolalahakushuboooguuleyso Waa OloleTaabagalay
“Ololahan ku shubo oo guuleyso waa barnaamij lagu farxadgelinaayo macaamiisha somtel Hadiyadahaaan ku bixino waahadiyado wax tar u leh oo macaamiil kii guuleystay xitaa uga faa’ideyn karo ehelkiisa waa hadiyado ka turjumaya rabitaanka & baahida macaamiisha guuleysaneyso waxaan leenahay Somtela waxaa ka go’an in ay xaqiijiso qanaacada macaamiisha shirkadda“
Waxaa sidoo kale Munaasabada ka hadlayMudane Axmed Macalin Maxamuud oo ka socday Hey’ada Socdaalka & Jinsiyadaha Isagoo ku dheeraadaya hmiyada olaha ku shubo oo Guuleyso “Somtel waa Shirkad Haldoor oo Macaamiisheeda ku celisay 10,000 hadiyadood iyadoo sihufan logu tartamaayo macaamiilka nasiibkiisu wanaagsan sidoo kale sameeya kushubasho ayey shirkaddu sitos ah u abaalmarineeysaa Marqaatiayaan ka ahay waa barnaamij daah-furan”
Waxaa Sidoo kale Munaasabada ka hadashay Hani C/kariin oo ka socotay ururada haweenka
“Waxaan ku faraxasanahay in aan arko macamiil la abaalmarinayo sigaar ah waxaan ugu hambalyeynayaa maamadii ku guuleysatay gaariga Hyundai waxaan rajeeynayaa in Todobaadyada kale Guuleystayaasha hablo inay u bataan sidu marku dowrkood uu muuqdo”
Ugu danbeyntii Waxaa si wadajir ah oo ugu mahadceliyeen shirkadda isgaarsiinta somtel Guuleeystayaasha Todobaadka 7aad iyago muujiyay dareenkooda &sida ay ugu faraxsanyihiinin ay ka mid noqdaan Macaamiisha La AbaalmarinayoTodobaadka 7aad Marwo Sahro Adam Ducaale oo ku guuleysatay bajaaj ayaa u hambalyeeysay Guuleysatayaasha
“waxaan leeyahay dhamaan inta guuleysatay hambalo Somtel waxaan u rajeeynayaa Guul”
Waxaa sido oo kale shirkadda u mahad-celiyay Ibrahim Cusman Cali oo joogo duleedka Magaalada Muqdishoo kuna guuleystay 10gr E- Dahab ah aya isgana bogaadiyay Somtel
”waxaan leeyahay Somtel ilah ha idiinka ajar siiyo howsha adag ee aad bushada u heeysaan”
Waxaa isagana dareenkiisa Cabiray Yusuf Farey oo joogo Magalada Bardaale ee Gobalka Baay
“Somtel waxaan leeyahay waa Shirkadda Dadweynaha Waxan rajeeynayaa in ay howshaan wanaagsan ay halkeeda ka siiwadaan macaamiisha shirkadda la abaalmariyo xilikasta”
Si kastaba ha ahaatee Ololaha ku shubo oo Guuleyso ee shirkadda isgaarsiinta somtel ayaa si habsami leh uga socda guudahan dalka soomaaliya iyadoo shirkaddu abaalmarisay mudadii koobneyd ee ololahan socday ku dhawaad 6,000 Macamiil
Halkaan Ka daawo Sawirrada Sirkadda Somtel :