Home Wararka Gudaha Shir looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Baraawe

Shir looga hadlayay Amniga doorashada oo ka dhacay Baraawe

109
0

(Baraawe-xog-ogaal) Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Cali Saciid Faqi ayaa Shir Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Amniga guud ee Magaalada Baraawe iyo Sugida Goobaha Doorashooyinka ay ka dhacayaan .

Waxaa Shirka la isku dhaafsadey Warbixno iyo Qorshooyin Lagu sugeyo Amniga Magaalada iyo doorashada , iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen Ciidamada Amaanka

Shirka Waxaa ka soo qeyb galey Sarakiisha Ciidamada , Xoogga Dalka ,Booliska , Nabad sugida ,Daraawiishta KGS , iyo Amisom.

Magaalada Baraawe ayaa dhawaan waxaa ka bilaaban doonta doorashada Xildhibaanada golaha shacabka sida uu qorsheeyay maamulka Koonfur Galbeed.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.