Home Wararka Gudaha Shir laga yeeshay sugida Amniga Magaalada Muqdisho

Shir laga yeeshay sugida Amniga Magaalada Muqdisho

101
0

Talaado 18-da October 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka Banadir, kaas oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho, shirka ayaa waxaa  lagu falanqaynayay qorshaha wadashaqeynta hey’adaha amniga iyo bulshada. Si loo sugo amniga Caasimadda iyo guud ahaan Soomaaliya.

Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Maamulka Gobalka Banaadir waxeey dhawaan soo hirgelin doonaan qorshaha wadashaqaynta hay’adaha amniga iyo bulshada, qor dhahaas oo ku saleeysan Tiirka Amniga ee Xukuumada Dan Qaran sida lagu sheegay War kasoo baxay Wasaaradda, kulankan ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli qaar kamid ah Gobolada dalka Soomaaliya ka socdaan howlgallo iyo kacdoon ka dhan ah Al-Shabaab, kuwaas oo lagula wareegay degaano dhowr ah.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.