Home Wararka Gudaha Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

Shahaado siinta Xildhibaannada labada Aqal oo weli ka socota Muqdisho

104
0

Talaado 12-ka April 2022, (Mogadishu-xog-ogaal)  Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa waxaa ay weli magaalada muqdisho ka wadaan Shahaado siinta xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo soo bilaawday laabdii Bishaan, guddiga ayaa ilaa iyo hadda shahaadada siiyay ilaa ku dhawaad 210 Mudane, waxaana Maanta Xildhibaannada ugu horreeya ee Shahaadada rasmiga ah qaatay kala yihiin Faadumo Ismaaciil Xuseen oo kusoo baxday kursiga Hop#242 iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ( Sanyare) oo loo doortay kursiga Hop# 199.

Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer federaal ayaa sii wadi doona Shahaado siinta Xildhibaannada, waxaana qorshuhu yahay hadii aan wax isbedelin in Maalinta Khamiista ah ee taariikhdu ku beegan tahay 14 Bisha Apriil in la dhaariyo Xildhibaannada Shahaadada qaatay.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.