Home Wararka Gudaha Sarkaal Al-Shabaab ah iyo ilaaladiisa oo lagu dilay Howlgal ka dhacay Jubbada...

Sarkaal Al-Shabaab ah iyo ilaaladiisa oo lagu dilay Howlgal ka dhacay Jubbada Hoose.

153
0

Isniin 18-ka July 2022, (Labakuus-xog-ogaal) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal dhimasho sababay oo ciidamadda sida gaarka ah u tababaran ee DANAB ay ka sameeyeen deegaanka Labakuus ee ka tirsan gobolka Jubbada Hoose, waxa ay wararku sheegayaan, howlgalkan ayaa yimid kadib markii ciidamadda amiga ay soo gaartay cabasho ku aadan in xubno Al-Shabaab ah ay lacagao xad dhaaf ah ka qaadanayaan dadka iyo gaadiidka halkaasi mara, iyo sidoo kale “canshuur” ay ka qaadaan dadka xoolo dhaqatada ah ee deegaankaasi ku dhaqan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.