Home Wararka Gudaha Rooble: Waa guul weyn inay soo idlaatay doorashadii Aqalka sa-re ee Baarlamaanka...

Rooble: Waa guul weyn inay soo idlaatay doorashadii Aqalka sa-re ee Baarlamaanka Soomaliya

100
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Ra’iisul wasaare Maxam-ed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay dham-aystirka doorashada Aqalka Sare kadib markii shalay la doortay labadii kursi ee ka dhineyd kuraasta aqalka sare, “Waan bogaadinayaa se-natorrada maanta la doortay, madaxweynaha iyo baarlamaanka Galmudug iyo guud ahaan dowladgoboleedyada” ayuu yiri R/wasaare Ro-oble oo  dhinaca kale xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorashada golaha shacabka.

“Waxaan sugnaaba waa in dowlad goboleedyada oo dhami sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada xildhibaannada golaha shacabka” ayuu mar kale yiri Ra’iisul wasaare Rooble, dhawaan ayaa la filayaa in laga bilaabo dowlad goboleedyda dalka doorashada golaha shacabka kadib markii guddiga doorashada uu shaaciyay jadwalka kama dambeysta ah ee doorashada golaha shacabka.

Ra’iisul wasaare Maxam-ed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay dham-aystirka doorashada Aqalka Sare kadib markii shalay la doortay labadii kursi ee ka dhineyd kuraasta aqalka sare, “Waan bogaadinayaa se-natorrada maanta la doortay, madaxweynaha iyo baarlamaanka Galmudug iyo guud ahaan dowladgoboleedyada” ayuu yiri R/wasaare Ro-oble oo  dhinaca kale xusay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo bilaabo doorashada golaha shacabka.

“Waxaan sugnaaba waa in dowlad goboleedyada oo dhami sida ugu dhaqsiyaha badan u bilaabaan doorashada xildhibaannada golaha shacabka” ayuu mar kale yiri Ra’iisul wasaare Rooble, dhawaan ayaa la filayaa in laga bilaabo dowlad goboleedyda dalka doorashada golaha shacabka kadib markii guddiga doorashada uu shaaciyay jadwalka kama dambeysta ah ee doorashada golaha shacabka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.