Home Wararka Gudaha Raisul wasaare Rooble oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta Gurmadka Abaaraha

Raisul wasaare Rooble oo Imaaraadka Carabta kala hadlay kordhinta Gurmadka Abaaraha

114
0

(Mogadishu-xog-ogaal) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Mudane Shakhbout Bin Nahyaan.

labada mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal kordhinta gurmadka Imaaraadka ee dadka Soomaaliyeed ee abaartu Saameysay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad celiyay Dowladda Imaaraadka Carabta taageerada uu siiyo Shacabka, isaga oo ugu baaqay i ay dardar geliyaan.

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya ayaa lagu wadaa sidoo kale in uu kulamo kala duwan la waato madax kala duwan oo katirsan Imaaraadka Carabta.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.