Home Wararka Gudaha Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Booqday Afhayeenka Xukuumada Isbitaal Digfeer

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Ku Booqday Afhayeenka Xukuumada Isbitaal Digfeer

122
0

(Mogadishu-xog-ogaal) Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa Isbitaalka Digfeer ku booqday Afhayeenka Xukuumadda Maxamed Ibraahim Macalimuu oo loogaga daweynayo dhaawac ka soo gaaray qof naftii halige ah oo maanta qarax la beegsaday gaari uu la socday.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa la sheekeystay Macalimuu oo xaaladdiisu soo hagaageyso, waxaana uu Alle uga baryay inuu caafimaad deg deg ah siiyo, kana soo kabsado dhibka gaaray.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.