Home Wararka Gudaha Qaramadda Midoobay iyo Galmudug oo kulan ku yeeshay Magaalda Dhuusamareeb

Qaramadda Midoobay iyo Galmudug oo kulan ku yeeshay Magaalda Dhuusamareeb

124
0

Sabti 30-ka July 2022, (Dh/mareeb-xog-ogaal) Madaxweynaha maamupkaGalmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay danjiraha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin mashaariicda hormarineed, aminiga, abaaraha, la dagaalanka Alshabaab iyo xafiis cusub oo dhawaan Qaramada Midoobay ay ka furanayso caasimadda Galmudug.

  

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.