Home Wararka Gudaha Puntland oo Guddi u magacaawday ka hortagga cudurada ka dilaaca daadadka

Puntland oo Guddi u magacaawday ka hortagga cudurada ka dilaaca daadadka

107
0

Isniin 25-ta October 2022, (Garoowe-xog-ogaal) Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Dr Jamac Farax Xassan oo gudanaya waajibaadka ka saraan badqabka caafimaadka muwaadiniinta Puntland ayaa magacaabay guddi maamulkaa Gobolka, degmada Qardho iyo Maamulka caafimaadka gobolka Karkaar kala shaqayn doona ka hortaga cudurada dilaaca daadka kadib.

Guddiga ayaa ka kooban agaasimayaal iyo Saraakiil kale oo ka tirsan xarunta dhexe ee wasaaradda waxaana loogu talagalay inay qayb ka noqdaan sidii Bulshada looga xakamayn lahaa haddii cuduro dhashaan kadib daadadkii ku soo rogmaday magaalada Qardho 22 Bishan October 2022.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.