Home Wararka Gudaha Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

81
0

Sabti 4-ta June 2022, (Koofur Africa-xog-ogaal) Muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa xalay Dhimasho iyo Dhaawac loogu gaystay Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika gaar ahaan Xaafadda Strand, inta la xaqiijiyay hal nin ayaa geeriyooday halka labo kalena uu soo gaaray dhaawac.

Muwaadinka Soomaaliyeed ee dhintay ayaa lagu magacaabi jiray C/rashiid Axmed Sheekh, labada Wiil ee dhaawaca ah ayaa loola cararay Isbitaal, waxaana falkaasi geystay kooxo burcad ah oo doonayay in ay dhacaan Dukaankooda.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.