Home Wararka Gudaha Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator Aqalka Sare ka tirsan

Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator Aqalka Sare ka tirsan

145
0

Muuse Suudi Yalaxow ayaa mar kale loo doortay Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ka dib markii Caawa doorasho xiiso  badan ay ka dhacday magaalada Jowhar.

Muuse Suudi Yalaxow ayaa noqday Senatorkii ugu horeeyay ee ka soo baxa Dowlad-goboleedka Hirshabeelle waxa uuna helay 55.

Axmed Daaci oo wareega 3-aad kula tartamay ayaa helay 43 cod.

Doorashaddaan ayaa lagu tilmaamay in ay aheyd midii ugu wanaagsaneyd doorashooyinkii maamul goboleedyada Aqalka Sare.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.