Home Wararka Gudaha Musharax Ciro Oo Ku Baaqay In La Isu Dhigo Rasaasta Xukuumada Muuse...

Musharax Ciro Oo Ku Baaqay In La Isu Dhigo Rasaasta Xukuumada Muuse Biixi.

285
0

Khamiis 26-da May 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Musharraxa Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa ku baaqay banaanbax weyn oo looga soo horjeedo madaxweynaha Somaliland Muuse Biici Cabdi “Waxaan taageerayaasha xisbiga Waddani iyo shacabka Somaliland ugu baaqayaa in ay u diyaar garoobaan in ay muujiyaan dareenkooda si Muuse iyo xukuumaddiisa sharciga loogu soo dabbaalo” ayuu yiri Musharrax Cirro

C/raxmaan Ciro ayaa dhinaca kale ku adkeeyay shacabka Somaliland si gaar ah dhallinyarada inaysan ka cararin rasaasta ciidamada oo ay isku dhigaan, si ay dareenkooda u muujiyaan “Waddani & Taageerayaashiisu Hub ma sitaan ee haddii Dhallinyaro ciidanku rasaas sharci darro ah idinku furo isu dhiga” ayiu hadalkiisa sii raaciyay, isagol ciidamada uga digay iney dhibaato u geystaan shacabka dareenkooda muujinaya.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.