Home Wararka Gudaha Mowqifka Madaxa Xukuumada Galmudug ee Doorashada Madaxweynaha……

Mowqifka Madaxa Xukuumada Galmudug ee Doorashada Madaxweynaha……

362
0

War Saxaafadeed uu soo saaray Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa taageeray go’aan ka soo baxay dowlada Soomaaliya oo ku aadan qabashada doorashada Madaxtinimada Galmudug oo ka dhacaysa Dhuusamareeb.
Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay lagu sheegay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono 4July 2019.

Madaxa xukuumadda ayaa dhammaan shacabka Galmudug ugu baaqay in ay taageeran doorashada xukuumadda Soomaaliya ay ka qabanayso dowlad goboleedka Galmudug islamarkaana u istaagan midnimada wadajirka iyo ilaalinta heshiiskii Madaxtooyada Soomaaliya lagu saxiixay ee midaynta Galmudug.

halkan ka aqriso:

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.