Home Wararka Gudaha Midowga musharixiinta oo la she-egay inay guddiga doorashooy-inka gaarsiiyeen cabasho ay ka

Midowga musharixiinta oo la she-egay inay guddiga doorashooy-inka gaarsiiyeen cabasho ay ka

196
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Midowga musharixiinta mucaaradka ayaa la sheegay inay la kulmeen xubno ka mid ah guddiga doorashada heer fe-deraalka, waxayna la wadaageen walaacooda ku saabsan sida ay ku bilaabatay doorashada xildhibaanada golaha shacabka, kulankan oo ka dhacay Muqdisho ayaa waxaa si weyn loogu gorfeeyey nooc doorasho oo boob ah oo mucaara-dka u arkaan habka ay wax ku wadaan madaxda maamul goboleedyada, isla markaasba aysan guddiyada doorashadu waxba ka qabaneynin.

Sida wararku sheegayaan Musharixiinta ayaa guddiga doorashada waxa ay gaarsiiyeen wal-aaca ay qabaan habka ay ku billabatay doora-shada Aqalka hoose ee baarlamaanka muusjin-eysa boob loo geysanyo kuraasta iyo iyada oo doorashada laga leexinayo  wadadii saxda aheyd,iyaga oo ku hanjabay in haddii ay sidan ku sii socoto ay qaadividoonaan doorashada, doorashadaan socoto awoodda ugu badan waxaa ku leh madaxda maamulada,iyada oo dhinaca kale lagu eedeynayo madaxda dowla-dda soomaaliya inay faragelin qaawan ku hay-aan doorashada si ay xildhibaanno ay wadato ugu soo baxaan doorashada.

Doorashada Aqalka hoose ayaa sanadkan u muqata mid kaduwan doorashooyinkii dadba-naa ee horey dalka uga dhacay, waxaana la arkay markii ugu horeysay Musharixiin la diiwan geliyey iyada oo aan weli la xareynin ergooyinkii soo dooran lahaa lana qaban tababarkii la siin lahaa inta aysan doorashadu billaabanin iyo ceebo kale.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.