Home Wararka Gudaha Midowga Musharaxiinta oo Shirkii 2aad uga furmay Magaalada Muqdisho

Midowga Musharaxiinta oo Shirkii 2aad uga furmay Magaalada Muqdisho

127
0

(Mogadishu-Xog-ogaal) Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shirka badbaada ka dib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ay  boob ku bilaabatay.

Shirkaan xubnaha maanta ku sugan waxaa ka mid ah Madxweynayaashii hore ee dalka iyo Hoggaamiyaha xisbiga Daran Qaran Daahir Maxamuud Geelle.

Qodobada Shirkaan looga hadlaayo waxaa ka mid ah sidii loo qaadi lahaa tilaabooyin lagu badbaadinaayo dalka si loo helo doorashada xor iyo xalaal.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.