Home Wararka Gudaha Midowga musharaxiinta oo kul- an la yeesha beesha caalamka

Midowga musharaxiinta oo kul- an la yeesha beesha caalamka

127
0

(Muqdisho-Xog-ogaal) Midowga musharaxiinta ayaa kulan dhinaca fogaan aragga ah waxa ay kula yeesheen wakiilada beesha caalamka iya-goo ka wadahadlay dardargelinta doorashada golaha shacabka, qoraal uu soo dhigey bartiisa Facebook guddoomiyaha Midowga musharaxi-inta Shariif Sheekh Axmed ayaa u qornaa sidan: “Waxa-an kulan kula qaadanay aaladda fogaan aragga waki-ilada Beesha caalamka, waxaana ka wada hadalnay dardar galinta doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waxaan la wadaagnay aragtida golaha mido-wga musharixiinta madaxweynaha ee ku aadan muhiimadda ay leedahay in sida ugu dhaqsaha badan loo soo gabogabeeyo doorashada si da-lkeenu horay ugu socdo, waxaan beesha caal-amka uga mahad celinay kaalmada ay siinayaan dowladda iyo dadka Soomaaliyeed si loo gaaro nabad waarta iyo horumar”.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.