Home Wararka Gudaha Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wafdi ka socda QM & Mas’uuliyiin...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wafdi ka socda QM & Mas’uuliyiin ka Tirsan Dawlada?

22
0

Khamiis 30-ka November 2023, (Muqadisho-xog-ogaal) Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuummdda Soomaaliya  Cali Cumar Balcad ayaa la kulmay Guddiga gaarka ah ee howlgalka Nabadaynta Qaramadda Midoobey (C34) oo Magaalada Muqdisho usoo gaaray  si ay ula kulmaan Madaxda  Dowlada Fadaraalka Soomaaliya iyo ATMIS.

Mas’uuliyiinta Dawlada Somaaliya  ee kulanka ka qayb galay ayaa warbixin ka siisay wafdiga, horumarka laga gaaray la dagaalanka Alshabaab  iyo doorka taageero ee muhiimka ah ee Ciidamada ATMIS iyo saaxiibada Soomaaliya ay ka geesteen Dagaalka xoreynta dalka, mas’uuliyiinta ayaa soo bandhigay dadaalada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qorshayaasha ku aadan horumarinta laamaha Amniga iyo la wareegidda amniga guud ee dalka.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.