Home Arrimaha Bulshada Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha

Maraykanka iyo UK oo ka digay khatar ka soo fool leh” Shiinaha

102
0

Khamiis 7-da July 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Madaxda laamaha ammaanka ee Maraykanka iyo UK ayaa si aan horay looga baran oo wadajir ah uga hadlay wax ay ku tilmaameen khatar dhinacyo badan leh oo ka imanaysa dalka Shiinaha, agaasimaha hay’adda FBI, Christopher Wray, ayaa sheegay in Shiinaha uu yahay khatarta ugu weyn ee labada waddan ay wajahayaan, isagoo ku eedeeyay xukuumadda Beijing inay waddo faro-gelin siyaasadeed, gaar ahaan doorashooyinkii dhawaan dhacay, ken McCallum oo madax u ah hay’adda MI5 ee UK ayaa sheegay inay saddexdii sano ee la soo dhaafay laba-laabeen ka hortagga falalka Shiinaha uu wado.

Christopher Wray ayaa shirka jaraa’id ee ay wadajirka London ugu qabteen asaga iyo Ken McCallum waxa uu ku sheegay in haddii Shiinaha uu xoog ku qabsado Taiwan, ay taasi “yeelan doonto saameyn dhaqaale oo aan horay looga arag caalamka, taliyayaasha labada hay’adood ayaa uga digay ganacsatada iyo aqoonyahanka dalalkooda khatarta uga iman karta Shiinaha, iyagoo ku eedeeyay xukuumadda Beijing inay “xaddo fekerka iyo tiknoolajiyadda”.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.