Home Wararka Gudaha Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta...

Mahdi Guuleed & Cabdi Xaashi oo laga dalbaday soo gudbinta liiska Musharixiinta Aqalka Sare

121
0

Guddiga Maamulka Doorashada gobolada waqooyi ee Somaliland ayaa ka codsaday Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guleed iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi inay u soo gudbiyaan liiska musharixiinta Aqalka sare ee Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Guddiga oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Guddiga Khadar Xariir Xuseen ayaa waxaa lagu sheegay in iyada oo la raacayo heshiiskii doorada ee 17-September lana raacayo Shaxda doorashada ay deg deg codsigaas dirayaan

Hoos Ka Akhriso Warqadda kasoo baxday Guddiga Maamulka Doorashada gobolada waqooyi.

 

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.