Home Wararka Gudaha Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay odayaasha dhaqanka dowlad dwegaanka Soomaalida

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay odayaasha dhaqanka dowlad dwegaanka Soomaalida

89
0

Isniin 9-ka August 2022, (Jigjiga-xog-ogaal) Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo safar shaqo ku jooga magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa kulan la qaatay odayaasha iyo waxgaradka dowlad deegaanka Soomaalida, madaxweynaha oo kulanka odayaasha ay ku wehlinayeen madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Mustafa Cagjar, xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulankooda diirada ku saaray iskaashiga amni labada shacab taageerida ciidanka ka qeyb qaadanaya la dagaalanka Al-shabaab iyo ka wada shaqeynta is dhex galka bulshada.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.