Home Wararka Gudaha Madaxweyne Lafta Gareen oo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed,

Madaxweyne Lafta Gareen oo Magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed,

115
0

Talaado 15-ta November 2022, (baydhabo-xog-ogaal) Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa  magacaabay Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed, xilkaas oo mddooyinkii la so dhaafay banaanaa.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa Wasiirka Cadaaladda Koonfur Galbeed u magacaabay Xasan Cabduqaadir Maxamed, waxaana xilkaas ka geeriyooday Sheekh Xasan Ibraahim (Lugbuur) oo lagu dilay qarax lagula eegtay Magaalada Baydhabo 29-kii Bishii july ee sanadkan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.