Home Wararka Gudaha Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo  Garoowe ku wajahan

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo  Garoowe ku wajahan

112
0

Talaado 27-da September 2022, (Garoowe-xog-ogaal) Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan oo ku maqnaa safar dibadda ah ayaa maanta  ku wajahan caasimadda Garoowe, madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa waddanka Imaaraatiga Carbeed ee UAE halkaas oo uu hawla shaqa u joogay.

Soo dhowaynta Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa laga dareemaya magaada Garoowe waxaana saaka garoonka ku sugan mas’uuliyiin iyo dadweyne kala duwan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.