Home Wararka Dibadda Madaxweynaha Ukraine oo Golaha Amaanka u gudbiyay dambiyo culus uu Ruushka geystay.

Madaxweynaha Ukraine oo Golaha Amaanka u gudbiyay dambiyo culus uu Ruushka geystay.

125
0

Khamiis 24-ta November 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka dembi ka dhan ah aadanaha. Zelensky ayaa la hadlay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kadib markii uu Ruushka duqeymo horleh ku ekeeyay xarumaha tamarta dhaliya ee Ukraine, isagoo ka hadlayey kulan deg deg oo Golaga Ammaanka ee Qaramarada ah oo ay Ukraine codsatay ayaa Mr Zelensky waxaa uu sheegay in Ruushku si uu ku talogalay uu u dhibaateynayo magaalooyinka isagoo ku qaadatya weeraro aan kala sooclaheyn , ila markaana garaaraya dhismeyaasha , dugsiyada , gaadiidka iyo isbitaalada.

Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Madaxweyne Putin inuu duqeymaha cusub uga gol leeyahay, in shacabka Ukraine ay dhibaato soo gaarto xilligan qaboobaha ah.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.