Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaadan doona xoghayaha gaashaandhigga Maraykanka

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaadan doona xoghayaha gaashaandhigga Maraykanka

52
0

Khamiis 15-ta September 2022, (Mogadisho-xog-ogaal) Xoghayaha Difaaca dalka Mareykanka Lloyd Austin ayaa soo dhaweyn doona Madaxweynaha Soomaaliya Hassan sheikh Mohamud oo u safray dalka Maraykanka, si uu uga qeyb galo shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa sheegtay in madaxweynaha Soomaaliya iyo xoghayaha difaaca Maraykanka ay wada qaadan doonana kulanka labada geesood ah.

Wasaaradda gaashaanshigga oo war kooban soo saartay waxay sheegtay in Kulankaan uu yahay  mid lagu xoojinayo xidhiidhka labo geesoodka ah ee labada dal, maraykanka ayaa ah saaxiibka ugu weyn ee Soomaaliya ka taageeera dhinaca amniga iyo la dagaalanka Alshabaab, wuxuu hadda qorsheynayaa inuu ballaariyo joogitaankiisa Soomaaliya iyadoo la filayo inuu ciidamo dheeraad ah usoo diro dalka Soomaaliya, dhowaan Maraykanka ayaa dib usoo cusboonaysiiyay howlgallada cirka ee lagula dagaalamayo Alshabaab.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

in-kahoot.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.