Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya

Madaxweynaha Somalia oo Maanta kuwajahan dalka Tansaaniya

123
0

Khamiis 21-da July 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta oo khamiis ah safarkii lixaad oo dalka dibaddiisa ah waxaa uu ugu wajahan yahay dalka Tanzania, madaxweynaha ayaa waxa uu marti ku yahay Shir Madaxeedka 22-aad ee Caadiga ah ee Madaxda EAC oo 21-ka & 22-ka July ka dhici doona Magaalada Arusha ee dalka Tanzania.

Dalka Soomaaliya ayaan kamid aheyn ururkaan dhaqaalaha ay ku midoobeen dalalka ku yaal barriga Afrika, hayeeshee Madaxweynaha ayaa dadaal ugu jira sidii Soomaaliya uga mid noqon laheyd Ururkaas.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.