Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Guddoomiye Mursal oo kulan yeeshay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed & Guddoomiye Mursal oo kulan yeeshay

172
0

(Baydhabo-xog-ogaal) Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xafiiskiisa Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudoomiyaha Gollaha Shacabka Baarlaamanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxmaan oo maanta Baydhabo gaaray.

Qaabilaad iyo kala warqaadasho Madaxda kadib waxay ka wada hadleen xaalada dalka iyo Arrimaha Doorashooyinka ee hadda socda, iyada oo ay xusid mudan tahay in Guddoomiye Mursal Maanta la siiyay shahaadada musharraxnimo ee Golaha Shacabka.

Kulanka waxaa sido kale qeyb ka ahaa Gudoomiyaha Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cali Saciid Fiqi.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.