Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo degmada Matabaan ka dhagax dhigay dhismaha Garoon Diyaaradeed

151
0

Isniin 22-da August 2022, (Matabaan-xog-ogaal) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dhagax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo laga hirgalinayo Degmada Matabaan oo katirsan Gobolka Hiiraan, madaxweynaha ayaa sheegay in dhismaha garoonkaan uu muhiim u yahay isu socodka bulshada, ganacsiga deegaankana uu horumar muuqda kusoo kordhin doono.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhamaan ganacsatada,hay’addaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in loo istaago dhismaha garoonka diyaaradaha ee Degmada Matabaan.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.