Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay guddi cusub

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay guddi cusub

204
0

Madaxweynaha Galmudug ayaa  magacaabay guddiga daadejinta adeegga dowladaha hoose.

Markuu Arkay: Qodobka 50aad farqaddiisa 5aad, ee Dastuurka Galmudug;

Markuu Arkay: Baahida loo qabo in lamagacaabo Guddiga Daadejinta

Adeegga Dowladaha Hoose,

Markuu tixgaliyey: Aqoonta iyo khibradda ay leeyihiin Daadeiinta Dowladaha hoose,

Markuu latashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda GM,

Madaxweynuhu wuxuu Magacaabay Guddiga Hoos Ku Xusan, waxaana hogaamin doona Madaxweyne kuxigeenka DGM, Mudane, Cali Dahir Ciid.

Qodobka 1aad.

1.Axmed Xasan Cali Wasiiru Dowlaha W. Arimaha Gudaha (Gud. Kuxigen)

2.Farxaan Cali Maxamuud Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

3.Maxamed Xaashi Dhoore Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada

4.Cabdiwali C/llahi Jaamac Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka

5.Cabdinasir Geelle Cilmi Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta

6.Maxamuud Cabdi Axmed ‘Kaarshe’ Wasiirka Wasaaradda Biyaha Iyo Tamarta

7.Axmed Casir Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib-U-Dhiska

8.Siciid Siyaad Shirwac Wasiirka Wasaaradda Bayada

10.Yaxye Xasan Xiish Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha

11. Ubax Xuseen Dhiblaawe Wasiirka Wasaaradda Haweenka yo Xuquuqda Aadanaha

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.