Home Wararka Gudaha Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

Madaxweynaha Galmudug oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

119
0

(Dh/mareeb-xog-ogaal) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray caasimada Galmudug ee Magaaladw Dhuusomareeb.

Madaxweynaha waxaa soo dhaweyay Madaxweyne ku xigeenka  Galmudug Cali Daahir Ciid, Labada Gole ee Maamulka Galmudug,  maamulka caasimada iyo masuuliyin kale.

Madaxweynaha Galmudug ayaa Muqdiwho uga qeyb galay Shirkii Golaha wadatashiga doorashooyinka, isaga oo sidoo kale la kulmay qaar kamid ah Wakiilafa Beesha Caalamka.

crackthunder.com

fullwarezcracks.com

techiedownloads.com

usecrack.com

imagerocket.net

techbytecode.com

pspdev.org

takwin.info

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.