Home Wararka Gudaha Madaxda maamul goboleedyadda oo Muqdisho kusoo wajahan

Madaxda maamul goboleedyadda oo Muqdisho kusoo wajahan

89
0

Sabti 10-ka September 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Madaxda maamulada ayaa kusoo wajahan magaalada Muqdisho saacadaha soo socda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo, madaxda ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb gali doonna Shir gaar ah oo looga hadlaayo arrimaha maaliyada iyo dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-Shabaab.

Shirkaan ayaa lagu wadaa In uu furmo maalinka berri ah, tilaabaddaan ayaa timid ka dib markii uu fashilmay shirkii Muqdisho uga socday Wasiiradda maaliyadda maamulada iyo dowladda dhexe.

URL List

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.