Home Wararka Gudaha Maamulka Puntland oo ka qayb-galay shirweynaha Looga Hadlayo Duulista Hawada ee Dalalka...

Maamulka Puntland oo ka qayb-galay shirweynaha Looga Hadlayo Duulista Hawada ee Dalalka Afrika…

149
0

Arbaco 14-ta September 2022, (Garowe-xog-ogaal) Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada ee maamulka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Caasimada Dalka Rwanda ee Kigali kaga qayb-galay shirweynaha dalalka Afrika ee Duulista Hawada oo si rasmi ah loogu casumay  Maamulka Puntland, “ waxaan maalintii labaad nooga socda Caasimada Dalka Rwanda ee Kigali shirweynaha Afrika ee Duulista iyo Hawada oo ka Maamulka Puntland ahaan casumad ka helnay martigaliyayaasha shirka” ayuu yiri wasiir Lugatoor

Shirkan oo uu daahfurey Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kagame ayaa inta uu socdo Puntland waxay ku soo bandhigaysaa Horumarinta Garoomada iyo duulimaadyada caalamiga ah ee Puntland ka jira, Madama shirku kasoo qayb galeen in ka badan 1,100 qof oo ka kala socda 84 waddan oo isugu jira wasiirro , wakiillo, madaxda shirkadaha diyaaradaha iyo khubaro kale.

URL List

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.