Talaado 2-da August 2022, (Mogadishu-xog-ogaal) Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, ka dib, wadatashi uu la sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda F.S, Guddoonka iyo xildhibaannada labada aqal iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Hoos ka ๐๐ธ๐ต๐ฟ๐ถ๐๐ผ ๐๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ช๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ oo ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฒ๐๐๐๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป.
ย ย ย ย